Suuq loogu talagalay is dhexgalka bulshada (Twilight Market)
Community Market for Social Cohesion (Twilight Market)

Abdikadir Osoble
Abdikadir Osoble

Suuqa Twilight market waxuu fursad siinayaa bulshada oo dhan inay isku xirmaan oo ay isdhexgalaan. Wuxuu ganacsi u abuurayaa bulshada ku nool Richmond iyo Collingwood inay keensadaan ganacsigooda oo ay ku iibsadaan sida raashin dhaqameedka iyo badeecooyin kale. Qof kasta oo ka mid ah bulshada oo ay kamid yihiin dadka baahiyaha gaarka ah qaba waxa ay codsan karaan dhaqaale yar oo ay ku bilaabaan ganacsigooda. read more

Twilight market offers opportunities for the broader communities to interact within the housing estate and builds social cohesion. It provides Richmond and Collinwood residents to have an economic participation opportunity through their own stalls as well as meaningful engagement and social connection. Anyone including people with disability can apply small grants to help them set up their own market stall. read more

Safarkeygi Guusha
My Journey to Success

Abdikadir Osoble
Abdikadir Osoble

Sheekadaan waxay ka hadlaysaa safarka guusha ee Casha, wadada ay ku gaartay waxbarashada qeybaha sare ee jaamacada iyo sida ay waxbarashadu uga caawisay inay hesho shaqo fiican ayna unoolaato si fiican.  Asha waxay ka soo shaqaysay qeybo kala  duwan oo ka mid dawlad goboleedka Victoria xafiisayadeeda, halkaasoo ay ka kasbatay khibrado cusub, sidoo kale ka heshay xiriir bulshadeed oo la yeelatay mujtamada ay lashaqaysay ama wax labaratay. read more

The story talks about Asha’s journey to success, her pathways to higher education and how educational achievements enabled her to find a suitable job and live well with her life. Asha worked with different state government departments where she gained new skills, created network resources, connected to the community, and built relationship with them. read more

Helida adeega guud ee dadweynaha - adeega Taraamka
Access to Public Transport Services - Trams

Abdikadir Osoble
Abdikadir Osoble

Sheekada waxay ku saabsantahay si loo caawiyo dadka baahiya gaarka ah ee kala duwan qaba  marka ay yimaadaan meesha laga raaco taraamka.

Tusaale, in loo sheego namarka taraamka ay rabaan inay raacaan. In loo diyaariyo fadhiga ay mudnaanta u leeyihiin, in lagula xariiro aaladaha khaaska ah oo ay wataan iyo wixii lamid ah. read more

This story is about providing support to people who have different types of disability on tram platforms. For instance, informing the tram number they want to catch, arranging priority seats, communicating with them by using special communication tools and so on. read more

Barashada xirfad harqaan tolid oo cid walba u fruan
Upskilling with Accessible Sewing Classes

Abdikadir Osoble
Abdikadir Osoble

Waa barnaamij waxbarasho harqaan tolid lacag la’aan ah oo loogu talagalay bulshada qeybaheeda kala duwan oo dhan. Barnaamijkaan gaar kuma ah kaliya dadka baahiyaha gaarka ah qaba, ee waxaa loogu talagalay dhamaan qeybaha bulshada. Ujeedada barnaamijka waa in la dhiso xirfad shaqo abuur bulshooyinka dhaqan ahaan iyo luqad ahaanba kala duwan ee ka yimid wadamo kala duwan. Borogoraamka waxuu abuurayaa fursad in bulshooyinka ay yeeshaan xiriir wanaagsan iyo isdhexgal. read more

This program provides free sewing classes for all community members. It is a non-disability specific program that aims to build new employability skills to help people from culturally and linguistically diverse backgrounds to live well. It creates an opportunity for the community to have better connections and networks. read more

Qaabka xiriirka bulshdaa uu kaaga gudbin karo walwalka
Overcoming Anxiety Through Community Connections

Abdikadir Osoble
Abdikadir Osoble

Safiyo waxay la dhibaatoonaysay xanuuno maskaxeed sababo la xariiro xubin jirkeeda ka mid ah oo ay qaliin ku waysay. Si kastaba waa ay ka gudubtay welwelkii iyo welbahaarki hayay kadib markii ay bilawday qaadashada casharo diini ah iyo inay soo dhexgasho bulshada taasoo ka caawisay inay ku noolaato nolol farxad leh. read more

Safiyo struggled with her mental health following her leg amputation. She overcame the challenges of her anxiety and depression when she began attending religious classes and built up connections within her community, allowing her to find joy in life. read more

Adeegyo kala duwan oo ay ka faa’idayaan bulshada (AMSSA Centre)
Various Enjoyable Activities for the Community at AMSSA Centre

Abdikadir Osoble
Abdikadir Osoble

Xarunta AMSSA waxay bixisaa adeegyo kala duwan oo faa’ido uleh bulshada sida inay ku kulmaan bulshada si salaadaha ay ugu tukadaan, dhageystaan duruusta diiniga ah. Xarunta waa meel dadka dhan usimanyihiin oo uu ka faa’idaysan karo qof kasta oo bulshada ka mid ha. read more

Australian Muslim Social Service Agency (AMSSA) provides various enjoyable activities such as community gatherings to offer congregational prayer, religious classes, and other activities. The centre is inclusive and accessible to everyone of the community. ... read more

Barnaamijka dabaasha oo qof walba ka qeyb qaadan karo
Ready, Set, Swim: Accessible and Inclusive Swimming Program

Abdikadir Osoble
Abdikadir Osoble

Barnaamijkaan waxuu ka caawinayaa bulshada barashad dabaasha. Waa barnaamij ufuran dhamaan bulshead qeybaheeda kala duan sida ragga, dumarka iyo caruurta. Barnaamijkaan waxuu abuurayaa fursad ay bulshadu xiriir ku yeelato oo ay isku dhexgalaan. Waxuu xoojinayaa aqoonta bulshaduy ay uleedahay xirfadaha dabaasha.

Wareysigan kor ku xusan waxaa la isticmaaley  erayga 'curyaanka', dadka badankood ama qaar ayaa doorbida inay yiraahdaan 'dadka baahiyaha gaarka ah leh ama qabo... read more

This program provides swimming activities for community members. While it is a non-disability specific program, it is open and inclusive to all community members. It creates an opportunity for the community to form better connections and networks. The program enhances the community's knowledge of swimming skills.

In this interview the word 'curyaanka' has been used, some people prefer to say 'dadka baahiyada gaar ah leh ama qabo' read more