Sheekadaan waxay ka hadlaysaa safarka guusha ee Casha, wadada ay ku gaartay waxbarashada qeybaha sare ee jaamacada iyo sida ay waxbarashadu uga caawisay inay hesho shaqo fiican ayna unoolaato si fiican. Asha waxay ka soo shaqaysay qeybo kala duwan oo ka mid dawlad goboleedka Victoria xafiisayadeeda, halkaasoo ay ka kasbatay khibrado cusub, sidoo kale ka heshay xiriir bulshadeed oo la yeelatay mujtamada ay lashaqaysay ama wax labaratay.
About the storyteller
About the storyteller
Ayadoo kamid ah dadka baahiya gaarka ah qaba, Asho waxay ka waramaysaa safarkeedi guusha iyo sida waxbarashada uga caawisay inay ka gudubto caqabadaha nolosha anyna noqoto hogaamiye hami leh oo maamula mashruuc ka mid ah mashaariicda wasaarada ay ka shaqayso. Asha waxay la shaqaysaa dowlad gobaleedka Victotira , sidoo kale waxay ka diyaarisaa shahaada Master degree jaamacada RMIT University.


Abdikidir Osoble waxoow hada diyaariya shahaada masterka ah, waxoona ku diyaariyaa Horumarinta Caalamiga ah. Abdikidir waxoow aad ugu xiranyahay bulshada Soomaaliyeed gudaha iyo dibaddaba isagoo... read moreGo to page where you can read more about Abdikadir Osoble